umar Huseen umer

Schedule

Mon, 01 Mar, 2027 at 10:00 am

UTC+02:00
Location

Pretoria Central | Pretoria, GT

Advertisement
Waxa jirtay maanso aan iska sameeyay 2022 mar aan gawlalaale joogay u jeedka aan u sameeyay ma aqaan magaceedana waxa la dhahaa (ISII CUDUR DAAR KALGACAL)
Adoo Iska caadiyuu
Waqtigu kuu celinayaa
Xanuunkiyo cilladihii
Wadnuhu la ciqaabanaa
Daruuraha ciilka sida
Markay ku curtaan qalbiga
Naftaadu calaacal iyo
Cidhiidhi ma waajahdaa
Anoo cafis kaa dalbaday
Qirtoo cagahaaga imi
Ayaad I cidlaysayoo
Wax badan i colaadisee
Cidlaan ka dhex baaqayaa
Qofaan iba caawinayn
Ayaan u cataabayaa
Dartii u cidloonayaa
Isii cudur daar kalgacal
Cindiga laga keenayoo
Cadhadu waa ficil xumee
Si caadiya iila dhaqan
Hadda eeg.
Advertisement

Where is it happening?

Pretoria Central, Pretoria, South Africa

Event Location & Nearby Stays:

Know what’s Happening Next — before everyone else does.
Umar Huseen umer
Host or PublisherUmar Huseen umer

Ask AI if this event suits you