#Mogdisho Sidaan uma qalanto 😭

Schedule

Mon, 01 Mar, 2027 at 11:00 am

UTC+03:00
Location

Ngara West, Nairobi | Nairobi, NA

Advertisement
#Mogdishu ayado lagu jiro 2026 meshi la is laha waxa u dhashay shacabka ku nool magalada mogdishu waa Cusub aya waxa Dib loogu noqday 1980 kii #muhiimada Waxa Ka socdo Dagal u dhaxeeyo #Hassan sheilh mohamuud iyo #Sheikh Shariif waxa ku dhimanayana wa #Hooyooyin somaliyeed iyo #abayal somaliyeed #ilmo iyo #Hantida Shacabka somaliyeeed #Hassan sheikh waxa Lo dharshay inu Shacabka somaliyeed mel walpo ay joogan u Wx walpo ay ubahanyihin u uqabto waqtigan lajoogana waxa u qabtay wa lagaranaya wana in uu #Hooyoyinka Somaliyeed ka ilmeysiyo oo u Hantidooda lunsado 😭 Mar #Guryahooda Dudunsho iyo mar u Danahisa Garka uDagalamo #shacabka somaliyeed Sidan uma qalmaan #Sheikh shariifna wa ku qaldan yahy inuu Shacabka Somaliyeed O u Horey uso mamule Danahisa Garka ah u kumamusho o u Donayo af ganbi iyo musuq masuq Dalka ku qabsado #Sheikh isku badalay #Shatilihii Tuuga ahaaa
#Fikirkqaga wa imuhiiim πŸ‘ˆπŸ‘€
Advertisement

Where is it happening?

Ngara West, Nairobi, Kenya

Event Location & Nearby Stays:

Know what’s Happening Next β€” before everyone else does.
Qasaaye 1
Host or PublisherQasaaye 1

Ask AI if this event suits you