goanada nolosha

Schedule

Mon, 01 Mar, 2027 at 10:00 am

UTC+02:00
Location

Malay Quarter, Western Cape, South Africa | Cape Town, WC

Advertisement
Go'aanka nolosha mar walba ma aha mid sahlan, laakiin mararka qaar waa inaad doorataa waxa qalbigaaga iyo mustaqbalkaaga u wanaagsan, xitaa haddii uu yahay waddo adag.
Ha ka baqin inaad ka tagto wax aan kuu wanaagsanayn, hana ku dhegin meel aan horumar kaaga jirin. Qofka maanta go'aan adag qaata, berri wuxuu heli karaa nolol ka wanaagsan tii uu ka baqayay inuu waayo.
Noloshu waxay ku dhisan tahay doorashooyin; dooro nabadda qalbigaaga, sharafkaaga, iyo mustaqbalkaaga. 🌹✨
Advertisement

Where is it happening?

Malay Quarter, Western Cape, South Africa, Cape Town, Western Cape, South Africa

Event Location & Nearby Stays:

Know what’s Happening Next — before everyone else does.
Kadiye cade media
Host or PublisherKadiye cade media

Ask AI if this event suits you