SOM-FEST: Somali Music & Culture Night
Schedule
Sat Aug 30 2025 at 06:00 pm to 09:00 pm
UTC-05:00Location
Lake Harriet Bandshell | Minneapolis, MN
Advertisement
This free event will feature food, music, cultural activities and a talented lineup of music and entertainment!SOM-FEST: Habeenka Dhaqanka & Muusiga Soomaaliyeed oo lagu qabanayo Lake Harriet Sabtidan, Agoosto 30! SOM-FEST ayaa dhacaysa saacadu marka ay tahay 6-9 pm.
SOM-FEST waa bilaash, waxaa goobta lagu soo bandhigayaa madadaalo dhamaan qoyska loogu talo galay, cunto, bandhig dhaqameed, iyo muusiko iyo madadaalo qof kastaa ku raaxaysanayo! Ha lagu arko, balanteenu waa Lake Harriet!
Advertisement
Where is it happening?
Lake Harriet Bandshell, 4135 W Lake Harriet Pkwy,Minneapolis, Minnesota, United StatesEvent Location & Nearby Stays: